WAR DEG DEG AH+DAAWO:- Taliyaha CXDS Gen. Gorod oo gaaray guriga Senator Cabdi Qaybdiid.

0

Wararka naga soo gaaraya magaaalda Muqdisho ayaaa waxa ay sheegayaan in Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdiwali Gorod uu goor-dhaw Gaaray Guriga la weeraray ee Cabdi qaybadiid waxa uuna ka hadlay weerarkaasi.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa Taliyaha ayaa sheegay in fal xun uu ahaa islamarkaana lagula xisaabtami doono ciidankii weerarkaas fuliyay.

Dhinaca kale Taliyaha ayaa ku baaqay in la soo qabto Ciidamada Howlgalkaan sameeyay, waxa uuna ku tilmaamay weerar fool xun oo dhaawacaya Sumcadda Dowladnimada.