DHAGYSO: MD hore ee Sheekh Shariif oo war ka soo saaray xaalada Somalia

0

Madaxweynihii Hore ee Dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka soo muuqday warbaahinta ayaa ka hadlay Xaaladda uu hadda dalka ku sugan yahay.

Mudane Sheekh Shariif oo kulan la qaadanayay Ardayda Soomaaliyeed ku sugan dalka Turkiga ayaa waxuu sheegay in dhibaatooyin ay ka jiraan Soomaaliya.