DAAWO:- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir “Go’aanka Maxakamada Gobolka Banaadir, waxa uu ahaa mid baalmarsan qaanuunka dalka u yaala, Racfaan ayaana”.

2

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo ka hadlay go’aanka Maxakamada Gobolka Banaadir, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in go’aanka Maxkamada uu ahaa mid baalmarsan qaanuunka dalka u yaala, islaamarkaana ay ka qaateen Racfaan go’aankaas baalmarsan sharciga.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

SHARE

2 COMMENTS

  1. Xeer ilaaliyuhu waa nin sharci ku shaqaynaya, ninka lagu sheegay gudoomiyaha maxkamadda haba yaraatee anshax sharci kama muuqan, waxaan la yaabanahay cidda ninka dhaqanka mooryaantu ka muuqday u magacowday gudoomiye maxkamadeed.

    waxaan ka codsanayaa warbaahintu in ay soo bandhigto taariikh nololeedkiisa, aqoontiisa sharciga
    waayo waa wax aad loola yaabo kiis aad u culus oo waliba sababay dhimasho 5 nin khatarna galiyey ammaanka ciidanka qaranka, in loo diido xeer ilaaliyaha qaranka 5 maalmood oo uu kusoo dhamaystiro baaritaanka kiis aad u culus oo ah khiyaamo qaran, waa yaab iyo af kala qaad!!!!
    dawladda waxaa ka muuqda khibradyari badan, hadda waxaa u taal howl culus oo ah in ciyaalasuuqa maxkamadaha la fariisiyey faylashooda dib loo eego. dawladdu ma aha in ay noqoto mid ka jawaabta markii wax dhacaan, waa in ay noqotaa proactive oo ay hubisaa hayadaha dawladdu in ay wada shaqeeyaan, hadda waxay u muuqataa in xataa waddanku lahayn maxkamado tayo leh oo kiis noocaan oo kale ah qaadi kara, I could not believe my eyes ninkii lagu sheegay guddoomiyaha maxkamadda, warqadda akhriskeedaa dhib ku ahaa, he was so casual, waxaan is waydiiyey ma ninka noocaan ah baa sharci bartay? xeerilaaliyuhu baaritaankiisu waa billow waxaan a xagaldaaciyey gudoomiye ku sheeg aan sharci waxba ka aqoon, waxaan rajaynayaa in xeerilaaliyahu shaqadiisa qabsado, ninkaan qaranka khayaamayna sharciga la tiigsado, aan aragno meshay ku biyo shubato.

    Ninkii waddankiisa khiyaama meelxun buu ku dambeyn.

  2. Gudoomiyaha taariiqdiisa waa lagaranayaa laakin jawaasiista itopia u shaqeeya farmaajo&nacaskaan hadlaya ayaa lasoo bandhigayaa dhawaan huuraale ilkayar ciilan baad tahay laakin waad udhimanaysaa cuqdada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here