DHAGEYSO: Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay qorsha 2018 ilaa 2020

0

Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan ayaa waxuu ka hadlay waxbarashada dalka.

Wasiirka ayaa si faah faahsan uga hadlay waxbarashada 2018 ilaa 2020 ee dalka Soomaaliya iyo qorshaha uga dagan wasaaradiisa.