DHAGEYSO: Xildhibaan Geeseey: Waa dhaawac Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

1

Xildhibaankan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Geeseey ayaa waxuu xaqiijiyay in Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu dhaawac soo gaaray.

Xildhibaanku ayaa waxuu tilmaamay in weerarkan ay Ciidamada Amaanka ku qaadeen hooyga Siyaaasiga.

Waxaa uu carabka ku adkeeyay in ujeedka weerarka uu ahaa Siyaasiga haatanba xabsiga loo taxaabay.

Comments are closed.