DHAGEYSO: Shacabka oo soo dhaweeyay furitaanka Wadooyinka Gaalkacyo

0

Shacabka ayaa siyaabo kala duwan u soo dhaweeyay furitaanka Waddooyinkii xirnaa ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Waxaa ay sheegeen in waddadan ay muhiim u aheyd isku socodka Gaadiidka, dad weynaha iyo Ganacsiga.

Shacabkan ayaa uga mahadceliyay intii howshan qabtay waxaana Taliyaha Ciidanada Xooga Cabdiweli Gorod oo ku mashquulsanaa isu soo dhaweynta Maamulada Puntland iyo Galmudug.