DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo ka hadlay furitaanka Iskuulo

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho, Taabid Maxamed Cabdi ayaa waxuu sheegay in ay furayaan iskuulo lacag la’aan ah.

Waxaa mashruuca lagu furayo iskuuladan dhagax dhigay Madaxa Hay’adda UNHCR Flippo Grandi iyo Duqa Muqdisho.

Iskuuladan ayaa laga furi doonaa Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho.