DHAGEYSO:-Wasaaradda Amniga oo soo saartay Awaamiir culus.

0

Wasiirka Amniga Soomaaliya  Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa soo saaray Awaamiir hor leh oo ka dhan ah shirarka looga soo horjeedo Dowladda ee ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Wasiir Ducaale ayaa sheegay in maanta laga bilaabo Hoteelada Muqdisho aan lagu qaban karin shir aysan ogeyn Laama Ammaanka ee Dowladda.

Waxaana uu carabka ku dhuftay in tallaabo laga qaado doono ciddii ka hor timaada amaaradaasi, ka soo baxay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhegeyso Codka.