DHAGEYSO: Xildhibaan Saabir oo beeniyay in duminayo Dowlada Somalia

1

Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay eedeynta loo jeediyay ee ah in uu yahay dowlad dumis.

Xildhibaanka oo ku sugan Dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxuu sheegay in aysan waxba ka jirin eedeynta loo jeediyay.

Waxaa uu tilmaamay in hadalka Xeer Ilaaliyaha uu yahay mid ay soo abaabuleen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

 

Comments are closed.