DHAGEYSO: Siyaasiyiin ka digay mooshinka laga wado Madaxweyne Farmaajo

0

Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya, Xasan Keynaan ayaa waxuu ka digay mooshinka ka dhanka ah Madxweynaha Soomaaliya.

Keynaan ayaa waxuu tilmaamay in shaqsiyaad ku soo fashilmay dowladihii hore haatana doonaya in ay ka hortagaan horumarka muuqda ee Dowladdu sameeneyso.