DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo taageero u muujiyay Madaxweyne FARMAAJO

0

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa u istaagay taageerida Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shacabka ayaa u muujiyay Madaxweynaha taageeradan kadib markii ay soo baxeen kulamo ka dhan ah Madaxweynaha oo ay yeelanayeen Mucaaradka Dowladda.