DHAGEYSO: Iska horimaad culus oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

0

Iska horimaad culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulada Punland iyo kuwa Galmudug ayaa Xalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Sarkaal ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa waxuu sheegay in maleeshiyaad ka mid ah Maamulka Puntland in ay rasaas ku fureen Shacab ku sugnaa Suuqa Gaalkacyo.