DHAGEYSO: Culimada Soomaaliyeed oo ka digtay burburinta Dowadda

1

Culimada Soomaaliyeed ayaa bilaabay in markan ay ka digaan burburinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sheekh Cali Wadjiid oo ah mu’adin masjid ayaa waxuu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in laga hortago dal dhan horumarkiisa.

Waxaa uu dambi la galayo ku tilmaamay in dowlad dhan loo dumiyo dano gaar ah.

Comments are closed.