DHAGEYSO+SAWIRRO: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi oo booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay.

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Isbitaalada ku booqday askartii ku dhaawacantay qaraxaas, kuwaasoo la dhigay qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho.

Taabid Cabdi Maxamed ayaa u rajeeyay dhaawacyada inuu Alle soo bogsiiyo, waxaa kaloo ay tacsi u direen ehelada askartii ku geeriyooday qaraxa.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO