Dhageyso:-Dawladaha Sacuudiga Iyo Masar Oo Cambaareeyay Qaraxii Shalay ka Dhacay Muqdishu.

0

Dowladdaha sacuudiga iyo Masar ayaa si xoogan u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday dugsiga tababarka booliiska Jeneraalka Kaahiye.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarahada arimaha dibadda ee labada dal ayaa lagu sheegay in falkaasi uu ahaa mid guracan oo qalqal lagu galinayey amniga magaalada Muqdisho.

Masar iyo Sacuudiga ayaa tacsi u daray ehelada ay ka geeriyoodeen 18 askari oo ka tirsanaa ciidamada booliiska somaliya oo shalay ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo fuliyey ruux naftii hure ah.

Waa markii ugu horeysay ee al shabaab ay weerar loo adeegsaday qarax ku qaadaan dugsiga tababarka booliiska ee Jeneraal Kaahiye

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka