Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay weerarkii Muqdisho

0

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho.

Xafiiska QM ee Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxii lagu weeraray dugsiga tababarka ee Janaraal Kaahiye.

Waxaa ay soo jeediyeen in cadaallada la horkeeno kuwii ka dambeeyay falkii lagu laayay askar tababar aheyd oo ku sugnaa Xerada.

Sikastaba, weerarkaasi oo ay ku dhinteen 17 askari ayaa waxaa sheegtay Xarakada Al Shabaab.