DHAGEYSO: Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday Dugsiga Tababarka ee Booliska Soomaaliyeed

0

Waxaa warar dheeraad ah uu ka soo baxayaa khasaaraha dhimasho ee ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Dusiga Tababarka Booliska ee Janaraal Kaahiye.

Waxaa qaraxan uu ka dambeeyay kadib markii nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku miidaamiyay halkaasi.

Ilaa iyo 10 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen weerarkaasi ismiidaaminta ahaa.