DHAGEYSO: MD ku xigeenka Galmudud oo kormeeray qeybo ka mid ah Caabudwaaq

0

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Carabeey ayaa waxuu ka warbixiyay kormeer uu ku tagay qeybo ka mid ah Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweyne Carabeey oo Xalay ku hooyday Magaalada Caabudwaaq ayaa lagu soo waramayaa in ay kulamo kala duwan la waateen qeybaha kala duwan ee Bulshada.