DHAGEYSO: Soomaalida Finland oo wajahaya heyb sooc.

0

Muslimiinta ku dhaqan dalka Finland ayaa walaac xoogan ka muujinaya dhibaatooyin dhanka isir naceebka uu uga imaanayo Shacabka Finland.

Maxamed Caalin oo ku sugan Dalka Finland kana shaqeeya Hay’adda Bisha Cas ayaa waxuu sheegay in dhibaatadan ay ka jirto dalka.

Waxaa uu sifoo kale intaasi ku daray Soomaalida khudhoodu ay qeyb ka yihiin kuwa wajahaya heebsooca.