Mareykanka oo duqeeyay Xarakada Al Shabab

0

Dowladda Mareykanka ayaa sheegatay weerar dhanka cirkaa oo Xalay ka dhacay Degaanka Mubaarak ee Gobolka Sh.hoose.

Degaanka Mubaarak ayaa qiyaas 65km waxuu dhanka koonfur galbeed uga beegan yahay Magaalada Muqdisho.

Bayaan ka soo baxay Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka lagu beegsaday Gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa.

Bayaanka Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeynta aysan wax khasaaro ah ka dhalan.