DHAGEYSO: Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka dooday miisaaniyada 2018

0

Xildhibanaada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka waxey uga doodeen miisaaniyada 2018.

Xildhibaan Cabdullaahi Shaacir oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa waxuu sheegay in miisaaniyada 2018 aysan macquul aheyn, loona baahan yahay in dib loogu celiyo wasaarada Maaliyada.