DHAGEYSO: Hay’adaha amniga oo laga dalbaday baaritaanka dilkii WARIYE Maxamed

0

Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) Maxamed Ibraahin Macalimuu ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta la heyd ee ku timid Wariye Maxamed Ibraahin Gaaboow.

Xoghaye Macalimuu ayaa ugu baaqay Hay’addaha amaanka in ay baaritaan dhab ah ku sameeyaan dilkii Wariye Maxamed Ibraaahin.

Waxaa uu sheegay in ujeedka loo beegsaday ay tahay howsha uu u hayo Bulshada Soomaaliyeed.