SAWIRRO:- QM oo ka hadashay doorashooyinka 2020 ee Soomaaliya.

0

Qaranada Midoobay ayaa ka hadashy dooraashooyinka 2020 ee lagu qaban doono Soomaaliya.

Danjiraha QM ee Somalia, Meachel Keating ayaa waxuu sheegay in guddiga doorashooyinka ay wadaan dadaallo kala duwan si loo gaaro halka la hiigsanayo.

Waxaa uu Keating tilmaamay in Guddiga ay ku howlan yihiin sidii loo gaarsiin la haa dalka qof iyo codkiis.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu qeexay in Guddiga doorashooyinka bilaabeen nidaam labo laqadooda –Somali iyo English oo qeyb ka ah doorashooyinka 2020.

“Waa dadaal mudan in la amaano. Hada waxaa socdo wax walba oo xal u ah doorashooyinkaasi”, sidaasi waxaa yiri Keating.