DHAGEYSO:- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo si loo dhameystiro isku dhafka Ciidamada Xooga.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayoa ayaa waxa ay sheegayaan in shalay Magaalada Kismaayo ay gaareen wafdi uu horkacayay Wasiirul dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga
Maxamed Cali Xagaa iyo Safiirka Dalka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aden Xasan Aden.

Wasiirul dawlaha Wasaarada Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa iyo wafdigiisa ayaa waxa ay magaalada Kismaayo u tageen sidii loo dhameystiri lahaa isku dhafka Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ee deegaanada Jubbaland.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO