DHAGEYSO:- Gudoomiye Jawaari “Dhalinyarada Soomaaliyeed waa inay difaacdaan Dalkooda iyo Dawladnimadooda, Kana Fogaadaan kala Qaybsanaanta iyo Qabyaalada”.

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa mar uu la hadlayay dhalinyarada Soomaaliyeed waxa uu sheegay in Dhalinyarada Soomaaliyeed laga doonayo inay difaacdaan Dalkooda iyo Dawladnimadooda, Kana Fogaadaan kala qaybsananata iyo Qabyaalada.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO