FAALLO:-DAWLADA IYO SHACABKA SOOMAALIYEED OO ISKU DUUBAN WAXAY KU JIRAAN DAGAAL LAGU XORAYNAYO QARANIMADA SOOMAALIYA CADAWGANA LAGU DABAR GOOYNAYO.

2

Cadaw soomaaliyeed oo ay kamid yihiin dawlado carbeed,kuwo reer galbeed iyo kuwo afrikaan ahiba,ayaa dalkeena ka faa iidaystay burburkii inagu dhacay iyo mudo ku dhawaad 30 sanadood oo ay inagu dhacday wax markaan fakaray eray ku haboon aan u bixiyay MAQNAANSHO DAWLO.Hadaan dul istaago marka dawladi dalka jirto waxaa jiraya sharci qabta qofkastoo ku nool dalka iyo mid ajinabi ahba,waxaa jira amaan,hormar,tacliin,shaqo,xuquuqul insaan.Waxaa jiraya ilaalinta caqiidada iyo diinta dalka,waxaa jira difaac xuduudaha dalka bad,bari iyo bad iyo cirba.waxaa jiraya qiimaha qofka wadaniga ah sharafka iyo karaamada qof ahaan iyo dal ahaanba.qofna qof ma dilikaro,ma dhicikaro,sharafkiisana kuma xad gudbi karo waayo sharci baa ka yaal ilaalinaya wadaniga. waxaa arimahaas saamaxay dawladnimada.

Markay dhacday MAQNAANSHO DAWLO dalkeena 1990 kadib markay shacabku hubsadeen in booskii dawlanimo banaanaaday oo sharci jirin,waxaa dhacday in qof waliba taag tiis iyo tabartiis dhaqaaqay,aadamuhu waa wax yaabadan bal hada day ninba ninkuu ka itaal roonaa waa dilay,oo waa kufsaday,oo waa dhacay.maxaayeelay meesha waxaa ka dhacay MAQNAANSHO DAWLO.dadkii soomaaliyeed ee dalka iska lahaa markay noqdeen dad aan lahayn sharci iyo nidaam oo dib u dhisan waayeen markiiba hanaankii dawladnimo ee meesha kabaxay oo iyagii is cuneen,ayaa waxaa qabtooda ka faa iidaystay cadawgii soomaaliyeed oo leh dawlado iyo shirkado iyo sharwade kasta oo ka macaasha dalalka burbura.

Hadaba waxa jira cadawga shisheeye in uu adeegsado dad soomaaliyeed oo u fudeeya danahooda guracan.waxay leeyihiin midabkeena,afkeenay ku hadlayaan,qabiiladeena iyo beelaheena soomaaliyeed ayay kamid yihiin dalka waa inala leeyihiin hadana iyagaa inooga cadawsan shisheeyaha.ilaa maalintii aynu iska duminay dawladeenii dhexe ilaa maanta dadkaa soomaaliyeed ee dawlad diidka ahi waxay u taagan yihiin oo dagaal uugu jiraan in ay dabar gooyaan dadka soomaaliyeed inaysan dalkan ka dhalan dawlad shaqaysa,in aan dib danbe loo arag magacsoomaaliyeed iyo dalkaan oo ay soomaali leedahay maamulanayso oo xor ah.waxay inoo diidan yihiin diinteena islaamka ah,waxay inoo diidan yihiin dawladnimada iyo inaan u noolaano sidaa aduunkuba oo nool yahay oo ah dawladnimo.

Dadkani waa uun dad soomaaliyeed oo ka xun gumaystaha shisheeyaha ah ee cadawga inoo ah.dagaalka hada lagula jira cadawgaa diinta inoogu soo gabaday ee afka soo duubtay,ee dawladii iyo shacabkii soomaaliyeed fahmeen oo iska xoraynayaan,waxaa ka xun midka inoo qarinaya ee inoo hoosaasinaya ee guryahooda ku haysta cadawgaas.

Dawlad kasta aduunyada cidii cadaw u ah ee dalkooda burburinaysa ee ay dagaalka kula jiraan cidii soo dhawaysaa waxay lamid tahay la oran maayo ee waxay ka xuntahay cadawgaa is cadeeyay cadaawadiisa. cadawga iyo cadaw kalkaalka waxaa la dilayaa koow cadawkalkaalka waayo waa MUNAAFAQ hade munaafaquna gaalkuu kasii liitaa oo ka xun yahay.

MOGDISHO waxaad ogtihiin dhacdadii SOOBE ee u danbaysay,waxaa lagu xasuuqay dumar,caruur,culimadii diinta,shacab ganaacsanaya,shacab aan waxba galabsan oo dalkooda ka shaqaysana,dhacsanaya quutul daruurigooda ayaa loo xasuuqay si silic ah oo arxan daro ah.Balka warama dadka waxaa inoo gaystay haday yihiin dadkeenii soomaaliyeed!! kawarama dadka magaalada dagan in badan oo kamid ahi haday ogaayeen in sidaa dadka loo xasuuqayo! kawarama hadii lagu hayay guryaha magaalada mogdisho? kii falkaa gaystay waa cadaw bareeray kawarama kan hada dariska kula ah ee arintaa ogaa kuna raali ahaaday in dadka sidaa loo xasuuqo isagoo bad baadin karay oo dawlada u sheegi karay si loo qabto cadawga.

Dawlada iyo shacabkuba dagaal baa lagu jiraa oo cadawga lagu baacsanayo,cidii lagu ogaado in qof dadkooda kamid ah xubin qoys ah in uu ka tirsanyahay shabaab iyo cadawgaa soomaaliyeed ee soo sheegi waayaa waa dil isagaana ah cadawga uugu wayn waana in ladilaa isaga iyo xaaskiisa iyo caruurtiisaba waana waajib.xaqa iyo runta iyo cadaalada ayaa la rabaa waa in waalidku gutaa xuquuqdii illaahay ka saaray ubadkiisa oo ah in uu masuulka yahay akhlaaqdooda iyo korintooda.Waa in uu haday dhibayaan oo iskadaa dil iyo dhace ay dad caayaan uu qabsan karaa oo ceshankaraa dadaydoonaan ha jiraane.

Hadii waalidka caasi lagu noqdo oo laga adkaado oo warkiisa la maqli waayo,xaq waxa uu u leeyahay diintuna nafaraysaa in uu dawlada u sheego oo uu yiraahdo ilmahaygii waa celin waayay waxaas ayuuna faraha kula jiraa ee wax halaga qabto,dawladu markaa iyadaa xilkaa qaadaysa waalidkana waxaa uu helayaa sharaf iyo amaan waana qof wadani ah oo fiican oo dadkiisa badbaadinaya guud ahaan.Laakiin danbiile ayaa guriga ii joogaya! dawladana waan ka qarinayaa,cidii uu doonana waa xasuuqayaa adeer layska yeeli maayo.Adaa nafta la gaa jaraya oo ah waliba ehelu naar munaafaq ah oo ka xun cadawga.Mogdisho waa in guri guri iyo xaafad xaafad loo baaraa cidii lagu ogaado in ay cadaw ay ogyihiin qariyeen waa in aan hal qof laga reebin.Ninkii aada shabaab ee la ogaado waa in la hubiyaa in qoyskiisu soo sheegeen,hadii ay soo sheegeen oo dawlada soo gaarsiiyeen warkaa waa nabad galayaan haday sheegi waayaan ee la ogaado waa in lalaayaa maxaa yeelay nina markaa uuma xiisayo shabaab aadideed.Adeer nina majecla in walaashii iyo walaalkii iyo hooyadii la dilo.

Waxay ubarteen inay dadka hooyooyinkood iyo aabayaashood laayaan iyaga kuwoodana aan lalayn walaan dib danbe laysaga yeelayn taas.kuma helayno dawladnimada iyadoon boqool kun lalayn.waa in dhiig badan u daataa dawladnimada mataalo meesha in laga horyimaado hanaanka dawladnimo ee ka socda soomaaliya.dawlada iyo shacbka soomaaliyeed naftiisa ayuu u hurayaa difaaca diintiisa dalkiisa dadkisa iyo dawladanimadiisa.cadaw iyo cadaw kalkaal waa la cirib goynayaa.maxaayeelay waa kuwa dadkeenii cirib gooyay ee xasuuqay ee inoo diidan dawladnimada. halmalyan oo qof oo dhimata waxaa ka qiima badan inaan helo dawlad rasmi ah oo hanata dalka oo dhan maha dawladnimadu sida soomaalida daciifka ahi moodayaan.

waajib weeye in madaxda la adeecaa diiniyan ah,waydiiya culimada danbi weeye in laga horyimaado dawladnimada soomaaliyeed.soomaali in dhulkeedan qaniga ah laga dhaxlo oo la dhalan rogaa larabaa yeelise mayno waa jiraynaa dalkana soomaali baaleh cadawguna waa jabayaa.shabaab waa dhamaynay hada inayar oo ku dhuumanaysa baadiyaha shabeelada hoose iyo shabeelada dhexe ayaa jirta oo lasoo afjarayo hada.waxaase noo haray dawladiid iyo shabaab kalkaal kusugan mogdisho iyagana hadan dabar jaraynaa.waana danbi in wali hub lagu dhex haysto guryaha mogdisho qaarkood taasoo keenaysa danbiga dilka,cidii lagu qabto maxaayeelay dadkaa lagu gumaadayay.

Hub dawlada unbaa haysan karta shacab waa ka mabnuuc hubku.maxaa yeelay amaanka iyo xasilinooda dadkeena iyo dalkeenaa sidaa ku jirta.waxaan dalkeena la doonaynaa dawladnimo sharci iyo kala danbayn,waxaan rabanaa mustaqbalka caruurteena oo ah soomaali gacmaha is haysata,waxaan rabanaa dadkeena inay helaan amaan nolol iyo shaqo.dadkeena sharaf baa u rabanaa iyo mustaqbal wanaagsan iyo inay ku raaxaystaan dalkooda si nabad ah.si taa loo helo waa in aan laynaa cidkastoo ka hortimaada dawladnimada soomaaliyeed.

Waxaan u mahad celinayaa nicmada illaahay ina siiyay,kadibna waxaan u mahad celinayaa guusha dawladeena hanatay dalka ee cadawgii cagta marisay,isku dhaftay ciidankii xooga dalka soomaaliyeed.waxaan u mahad celinayaa Madaxwayne farmaajo geesi inoo kacay iyo halyay khayre oo ah wadaniga dada yar ee qarnigan,labada aqal ee qiimaha badan iyo inta geesi iyo geesiyad wadaniyiin ah dhex fadhida ee difaaca dalka u xayd xaydan har iyo habeen ma ilaawayno waana mahad sanyihiin dhamaantood.waxaan xusaynaa ciidanka aan ku seexano ee edbiyay cadawgii soomaaliyeed oo waligoodba lagu yaqiinay dagaal yahanimo geesinimo iyo inay soomaaliya gafuurka ka tumaan shaydankastoo isku soo maqiiqa gayiga soomaaliyeed.ciidanka xooga dalka soomaaliyeed intii ay maqnaayeen ayaa cadawgu dalka ka faa iidaysta hadayse soo kaceen oo cagta marsheen wixii ibliis caro ku dheelay.malyan jeer waa mahad santihiin waana idinku kalsoonahay hadaad tihiin ciidanka xooga dalka soomaaliyeed.

Bishaaro waxaan idinku bishaaraynayaa dalkeenu waxa uu mardhaw noqonayaa dalka aduunka ugu qanisan,dadkeenuna dadka aduunka uugu sharafta badan,dalku galkeenuna midka aduunka uuqu adag helidiisa.Afrika soomaaliyaa katalinaysa mardhaw oo lawada hoos imanayaa. soomaalidu waa dad wanaagsan. Waa isku af waa isku diin waa isku diir waa isku dad waa isku dal lamana kala qaadi karo.

W/Q:- Yuusuf Omar
mashruuc5@hotmail.com

Comments are closed.