DAAWO: Madaxweyne oo ka hadlaya Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna

0

Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay heshiiska taariikhiga ah ee ay maanta kala saxiixdeen Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Maamulka G/Dhexe ee Ahlu Sunnah Wal Jamaacah.