Akhriso:-Qodobada Maanta Looga Hadlayo Kulanka Golaha Shacabka

0

Xildhibaaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay Maanta ku leeyihiin Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah qeybinta iyo akhtinta qorsho howleedka Golaha Shacabka.

Qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in kulanka Maanta xalay lagu soo wargeliyayisla markarkaana ay u diyaar garoobeen.

Kulankii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Sabtidii ayaa waxa ay ku ansixiyeen xubin ka mid ah Gudiga madaxa banaan ee hirgelinta Dastuurka.

Hadaba qodobadii looga hadlo kulanka Baarlamaanka Maanta halkaan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa.