Shir looga Hadlay Ka Hortagista Askareynta Caruurta Somaliyed Oo Ka Dhacay Uganda

0

Midawga Afrika ayaa Shir looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa Hubeynta iyo Askarayna Caruurta ugu qabtay magalada Kampala ee dalka Ugunada Wakiilo ka kala socda Dowladda Federaalka ah iyo  Dowlada goboleedyada dalka,

Madadashani oo ah al Asbuuc socotay waxaa sidokale kazoo qaybgalay xubno katirsan Howlgalka Midawga Afrika ee Amisom,

Gudoomiye xigeenka Wakiilka gaarka ee Midawga Afrika ee soomaaliya Simon Mulongo Furitaankii kulanka ka sheegay in shirka xooga lagu saaridoono dhibaatada kadhalata Askaraynta Caruurta iyo sida looga hor tagikaro, iyo siidii Sharciga Ka hortaga Dagaal galinta Caruurta loo samayn lahaa,

Ujeedkenu in Amisom ay soomaaliya uga baxdaa qaab qorshaysan lakiin madoonayno in meesha aan banayno ay banaanato sidaasi oo waxaan hubinaynaa in howshaasi ay dowladda ferdeelka ah iyo Xubnaheedu Si hufan ula wareegaan, sidaasi waxaa yiri Taliyaha Amisom ee dhanka ka hortaga Askaraynta caruurta Mr Muse Gbow

Dhawaan  ahayd markii  warbixin ay soosartay Qaramada Midoabay lagu sheegay in tacadiyada kadhanka ah caarurta