TOP DHAGEYSO: Dowlada Qatar oo Sheekh Atam u adeegsaneysa Weerar ay ku qaadeyso Sacuudiga

1

Jariirad ka soo baxda Dalka Sacuudiga ayaa qortay in la helay warbixin ku saabsan Qatar ay qorsheyneyso weeraro lagu soo qaado Dalka Sacuudiga waxaana la sheegay in weeraradaasi la qorsheynayo in loo adeegsaday Shiikh Maxamed Saciid Atam.

Dowladda Qatar ayaa lagu eedeeyay in ay u diyaarinayso Soomaali iyo Kenyan weeraro argagexiso  ka fuliyaan Sacuudiga waxaana dadkaasi la sheegay in Qatar ay Madax kaga dhigeyso Shiikh Maxamed Saciid Atam oo ay dhawaan Sacuudiga iyo Xulufadiisa ay ku dareyn Liiska Argigixisada.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA

Comments are closed.