TOP NEWS:-Senator Cabdi Qeybdiid oo si kulul uga hadlay arrimaha Dastuurka

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid” ayaa ka hadlay dhameestirka Dastuurka qabya qoraalka ah iyo faa’iidooyinka waqtigani uu u leeyahay Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdi Qeybdiid yaa xusay in Dastuurka oo la dhameestiro ay dani ugu jirto Qof walbo oo Soomaali ah, isaga oo tilmaamay in meesha uu ka saari doono khilaaf walbo oo soo kala dhexgala Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Dalka.

Waxaana uu carabka ku dhuftay, haddii la dhameestiro Dastuurka Dalka ay wax badan oo caqabado ah ka gudbi doonto Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shalay ayey ahayd markii ay heshiis wada gaareen Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka Xukumadda Soomaaliya oo muddooyinkii dambe khilaaf uu soo kala dhexgalay, kaas oo ku aadanaa wax ka badalka qoddobo ka mid ah Dastuurka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Maxamed nur says:

    Dastuurkaan oo gaalo inoo dhoodhooween aan iskatuurno dastuurkii allah inoo soo dejiyey aan kudhaqano oon murun iyo isqabqabsi leheen wax kabedel iyo kudarid aan leheen waxaa su aal ah maxaa laiska indha tiraa kudhaqanka shareecadii allah inoo soo dejiyey oo laleeyahay dastuurka iyo shareecada isma diidaayo waa hadalkii munaafiqiinta hadaan isdiideynin maxaad tii ilaah soo dejiyey utuurteen oo tii gaalada idin sameeyey aad ugu dhaqmeysiin markaasaan leenahay nabad gelyaan rabnaa iyo horumar

  2. Ali says:

    Waa war fiican Laakiin ma kaa dhabaa inaad rabto in Kitaanka lagu dhaqmo????????




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

Dhageyso:-Dawlada Somalia Oo Ku Guuleysatay Maxaabiis Soomaali Ah Oo Ku Xirnaa Dalka Hindiya In La Siidaayo
- Jan 19, 2018
Golaha Wasiirada Ee Dawlada Soomaaliya Ayaa Sheegeen In Ay Dawlada Soomaaliya Ay Dhawaan DalkaDib ...
TOP NewsDhageyso:-Xukuumada Somalia Oo Sheegtay In Sanadka 2020 Laqabanaayo Doorasho Qof Iyo Cod Ah
- Jan 19, 2018
wasiirka war faafinta xukuumada soomaaliya eng c raxmaan yariisoow ayaa warbaahinta u sheegay in ...
Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Booqosho ku Tegay Goobihii Wax barasho iyo Hoygii uu ka Degenaa Yaraantiisi Magaalada Dhuuso-Mareeb (Sawiro)
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaaWaxa uu soo booqday iskuulkii uu ...
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magaalada Dhuuso-Mareeb kaga qayb galay xaflada midaynta maamulada Galmudug iyo Ahlusunna-Waljameeca (sawiro)
- Jan 18, 2018
Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxa uu magaalada Dhuuso-Mareeb kaga ...
DHAGEYSO KHUDBAD : Xaaf oo Balan qaaday iney ka dhabeynayaan Midnimada Maamulka Galmudug.
- Jan 18, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ...