Sawirro:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo Su’aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ugu horreyn mudaneyaasha Aqalka sare warbixin guud ka siiyey howl-qabadka wasaaradda ee dhinacyaa horumarka iyo dedaallada ay hadda ku howlan tahay oo uu si dheelitiran u uga warbixiyey, iyadoo kaddib mudaneyaasha golaha Aqalka sare ay u gudbeen su’aallo weydiin toos aheyd oo ku socotay wasiirka Arrimaha Dibedda, waxaana kulanka guddoominayey guddoomiye ku xigeenka Koowaad Abshir Bukhaari.

Mudaneyaasha Aqalka sare ayaa su”aalo ay weydiiyeen wasiirka Arrimaha DIbedda  xoogga ku saaray arrimaha Maxabiista weli dalka dibeddiisa ku xiran, Safaaradaha dalalka Caalamka noogu yaalla iyo sida ay u shaqeeyaa, xiriirka Caalamiga ah, Baasaboorka Diblomaasiga iyo Arrimo kale.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa  uga mahadceliyey mudaneyaasha Aqalka sare Su’aallaha ay weydiiyeen, waxa uu tilmaamooyin ka bixiyey dhammaan su’aalihi la weydiiyey.

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha aqalka sare ahna ku simaha guddoomiyaha Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) in kulan kale la isugi imaan doono si loo dhammeystiro su’aallo weydiinta wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya.

????????????????????????????????????

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO : Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo Ka hadlay Qarax ka dhacay Muqdisho.
- Jan 16, 2018
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Warbaahinta faah faahin ka siiyay qarax Barqanimadii Maanta ka ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Dhuusa Mareeb
- Jan 16, 2018
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee ...
SAWIRRO : Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusa Mareeb
- Jan 16, 2018
Magaalada dhuusa Mareeb ee gobolka Galgaduud waxaa goordhow gaaray wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad ...
Akhri Qoraal : Shirkadda Korontada Boosaso oo Lagu eedeeyay iney Dagaal kula Jirto Shirkadda Golis +XOG
- Jan 16, 2018
Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee Eeneeye Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda ...
TOP NEWS:-Madaxweyne Gaas Oo Loo Diiday In Uu Ka Dhoofo Gaalkacyo
- Jan 16, 2018
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali “Gaas” ayaa la sheegay in is hor ...