DEG DEG: Golaha Amaanka oo shir ka yeelanaya Soomaaliya

0

Magaalada New York ka bilaabayana shir ay isugu imaanayaa Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay si looga hadlo Xaalada guud ee Dalka Soomaaliya.

Shirkan waxaa sidoo kale looga hadli doonaan arimo ku saabsan cuna qabateynta dhanka hubka ee saaran Dalalka Soomaaliya iyo sidoo kale Eratariya.

Waxaa sidoo kale halkaasi ka bilaaban doonta codeyn ku aadan hadii labada Dowladood laga qaadayo xayiraadaha dhanka hubka.

Kala soco halkan waxii ku soo kordha hadii Alla Idmo