Dhageyso:- Deegaanno ka tirsan Sool iyo Sanaag oo aysan ka dhicin Doorashada Soomaaliland

0

Wararka laga helayo Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa sheegaya in maanta wax Doorasho ah aysan dhacin deegaano ka tirsan Gobolladaasi, xilli Doorashada Soomaaliland ay ka socoto deegaanada maamulkaasi.

Xildhibaan Cali Muuse Jaamac oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Khaatuma ayaa Allgalgaduud.net u xaqiijiyay in deegaanada Sool iyo Sanaag aysan maanta ka dhaceyn Doorashada Soomaaliland.

Waxaana uu tilmaamay in ciidamadu ay ka hortagayaan doorashooyinkaasi in lagu qabto deegaanada lagu murunsan yahay ee Gobolladaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka