TOP DHAGEYSO:- Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirkii Usoo Dhammaaday Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada

Qaraa kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay shirkii shalay magaalada Muqdisho ugu soo dhammaaday maamul goboleedyada dalka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dadkaan  ayaa badi soo dhoweeyay shirkaan, balse waxay dhiibteen aragtiyo ku aadan hannaanka loo sii amba qaadi karo fulinta heshiiska.

Waxay ku baaqeen in madaxda dalka ay fuliyaan wax walbo oo lagu heshiiyey, xooggana la saaro waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga wadahadlay.

“Waxay danta ku jirtaa in aysan iyagu is khilaafin oo dantoodu ay ku jirto, khilaafna wax ma dhisayo” sidaasi waxaa yiri mid kamid ah dadkii la hadlay Warbaahinta.

Dowladda Federraalka iyo maamul goboleedyada waxay ku shireen magaalada Muqdisho 28-kii October illaa iyo 5-tii November, 2017, waxaana shirkaasi kasoo baxay qodobo dhowr ah.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

TOP DHAGEYSO:-Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujineysa Saldhiga Milatari Ee Imaradka Carabta Ka Furaneysa Mamulka Somaliland
- Nov 18, 2017
Warbxintani kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Burcad Badeeda soomaaliya ay soo ...
Wasiir Beyle oo ku howlan horumarinta Canshuurta +SAWIRO
- Nov 18, 2017
Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Beyle ayaa waxuu ka hadlay ...
TOP:-Mamulka Jubbaland Oo U Diyaar Garoobay Marti Gelinta Tartanka Ciyaaraah Gobollada Dalka
- Nov 18, 2017
Madaxweyne kuxigeenka koowaad dowlad goboleedka jubbaland  maxamud sayid aadan ayaa daahfuray shirweyne looga hadlayay ...
Madaxweyne Siilaanyo oo si kulul uga hadlay khilaafka doorashada Soomaaliland
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland  Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliland oo 13 ...
Guddiga doorashada Soomaaliland iyo Xisbiga Wadani oo kulan ku yeeshay hargeysa
- Nov 18, 2017
Guddiga doorashada madaxtinimada Maamulka Soomaaliland ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed ...