Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 31/10/2017 ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee dalka Denmark Allaha u Naxariistee Marxuum Wardi Cabdi Yare.
Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Wardi Cabdi Yare, waxaan dhambaal tacsiyadeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Sheekh Cali, gaar ahaan Xasan Sheekh Cali iyo Bishaar Yuusuf Gama’adiid, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuum Wardi Cabdi Yare, Waxaan sidoo kale Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Wardi Cabdi Yare janadii fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin