Dhageyso:- Sargaal Ka tirsan Ciidanka Xoogga oo Dad Shacab Ah Ku laayay Muqdisho

0

sida ay xaqiijiyeen dad Goobjoogayaal ah oo ku sugan  Degmada Deyniile sarkaal ktirsan ciidamda dowladda ayaa dad shacab ah ku rasaaseeyay gudaha degmadaasi.

Waxaana waxyeelo dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay dad shacab ahaa, kuwaas oo aan waxba galabsanin.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka.