Gudoomiyaha deegaanka lafoole ayaa sheegtay in qarax wadada lagu aasay ee dad shacab ah ay arday & macalimiin iskuul ka mid ahaayeen dadkii ay wax yeelada kasoo gaartay qaraxaas
Amisom ayey ku eedeysay in ay sabab u tahay rasaasta ay rideen in ay dishay dadka Shacabka ah
Amisom ayey ugu baaqday in magdhaw ay kabixiyaan dadkii ay leesay rasaasta ay rideen oo ay kamid ahaayeen arday iskuul iyo macalimiintooda
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka