War- Saxaafadeed+ Akhriso:- Maamulka Galmudug oo sheegay in Xaaf ku matali karin shirarka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.

0

Maamulka Galmudug oo sheegay in Madaxweynihii hore ee xilka laga qaadaya Axmed Ducaale Geelle Xaaf  uu ku matali karin shirka u dhexeeya Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan lagu wado inuu ka furmo ka magaalada Muqdisho.

 

HOOS KA AKHRISO