DHAGEYSO : Senator Cabdiwaaxid Goonjeex Oo ka hadlay Khilaafka DF iyo Dowlad Goboleedyada.

1

Xildhibaannada aqalka sare ayaa maanta marka hore ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday qaraxii isgoyska Zoobe iyaga oo intaasi kadib ka dooday khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Senator Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (Goonjeex) oo arrintan ka hadlay waxaa hadalladiisa ka mid ahaa “Qodobka ugu muhiimsan ee xukuumadda laga rabo waxaa weeyaan barnaamij ka muuqato, kuna caddahay, aasaasna u tahay kalsooni, wada shaqeneed in uu abuurayo barnaamijkaasu, aasaas ayey u tahay, shuruucda awoodaha uu siinayo hey’adaha dastuuriga meesha ayey ku qoran tahay oo iyaga lagama rabo in ay sheegaan ee in ay raacaan oo fuliyaan ayaa laga rabaa..waxaa laga rabaa jawi kalsooni oo lagu wada shaqeyn lahaa, laguma meel-mari lahaa oo dalka isku heysan lahaa”.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Comments are closed.