DHAGEYSO WARBIXIN : Banaanbax baroordiiq ah oo ka dhacay Magaaladda Gaarisa

0

Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay Magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyiga Bari Kenya, si ay ugu baroor diiqaan dhacdadii 14-kii October ee Isgoyska Zoobe.

Ururada bulshada oo kaashanaya maamulka Gaarissa iyo hay’adda lanqayrta cas ayaa goobta ay dadka isugu soo baxeen ka billaabay qorshe dhiig loogu bixinayo dadkii magalada Muqdisho qaraxa loogu geystay.