DAAWO:- Gabar Soomaaliyeed oo shaacisay in RW hore CCC Sharmarke uu ka dambeeyay Qaraxii ZOOBE, Baaqna u dirtay Shacabka.

2

Haweeneydan oo magaceeda aanu shaacin islamarkaana ilmeeneysa ayaa si dareen leh uga hadashay boqolaalka ruux ee ku dhimatay Qarax sabtidii la soo dhaafay ka Caasimada Soomaaliya.

Waxaa ay sheegtay in mas’uul ku ahaa Ra’iisul Wasaarahii hore ee Xukuumadda Soomaaliya, Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke.

Haweeneydan ayaa shaacisay in CCC Sharmaarke uu yahay xil doon, islamarkaana uu ku kacay falkaasi ay noloshooda ku waayeeen boqolaal ruux oo Shacab.

 

Iyadoo ilmeeneysa ayaa Haweeeydan waxey shaacisay in Xildhibaano ay u xaqiijiyeen in falkaasi uu ka dambeeyay CCC Sharmaarke, haatanna uu qorsheynayo in uu gaaro Magaalada Nairobi.

Waxaa ay intaasi ku dartay in Mr. Sharmaarke uu doonayo in halkaasi uu ka bilaabo kulamo uu la yeelanayo Xildhibaana ka tirsan kuwa Maamul Goboleedyada.

Haweeneydn ayaa ugu dambeyn fariin u dirtay Shacabka ku dhaqan Magaallooyinka Muqdisho iyo Nairobi, si ay u sameeyaan banaanbaxyo ka dhan ah Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya.

Comments are closed.