Wasiirka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka ah ee Somalia Drs. Fowsiyo Abiikar ayaa ka warbixisay tirada dhimashada iyo dhaawaca ee qaraxii isgoyska Zoobbe ee Muqdisho.
Marwo Fowzia ayaa sidoo kale ka warbixisay taageerada ilaa hadda soo gaartay wasaaradda caafimaadka.
HALKAAN KA DHAGEYSO