DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdixakiin Tima Faras oo goor dhaw lagu dilay magaalada Kismaayo.

2

Wararka naga soo gaaraya iminka magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaan Cabdixakiin Tima Faras lagu dilay gudaha magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Cabdixakiin Tima Faras ayaa ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Jubbaland.

Dhinaca kale ma jiraan ilaa hadda mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland oo ka hadashay dilka Marxuum Xildhibaan Cabdixakiin Tima Faras.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Comments are closed.