DHAGEYSO:- R/wasaare Kheyre “Shabaab waxa ay nagu sameeyeen, waxa ay ahayd ma arabno inuu jiro magaca Soomaaliyeed”.

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hadalkaan sheegay xili Gelinkii dambe ee Maanta uu ka qeyb galay banaanbaxii looga soo horjeeday qarixii zoobe kaas oo ka dhacay Muqdisho.

Kheyre waxa uu sheegay in dhibaatadii ka dhacday Zoobe ay tahay mid ay Al-Shabaab ku doonayeen in ay ku tirtiraan Shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

”Marnaba macquul amahan in sifudud Shacabka lagu dhibaateeyo waxa dhacay , waa wax la doonayo in shacabka lagu baabi’iyo ee waa in laga hortagaa ayuu yiri Ra’iisul Wasaare kheyre.

HOOS KA DHAGEYSO