Waxaa sawiro kala duwan laga soo qaaday Bukaanadii Turkiga uu ka qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Dhaqaatiir ku sugneyd gudaha Diyaarada ayaa adeeg caafimaad u sameeyay Shacabkii ku dhaawacmay Weerarkii ka dhacay bartamaha Caasimada Soomaaliya.
Gaadiidka gurmadka deg dega iyo dhaqaatiir kale ayaa lagu diyaariyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ankara, si loo caawiyo dhibaneyaasha Soomaaliyeed.