DAAWO:- Xildhibaan Saciid Daahir ” Cumar Cabdirashiid waxa uu ku howlan yahay Duminta Dalkiisa iyo Dadkiisa, waa in mooshin laga keenaa”.

0

Xildhibaan Saciid Daahir oo waramayay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in R/wasaarihi hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid uu ku howlan yahay Duminta Dalkiisa iyo Dadkiisa waana in Senatorada aqalka sare mooshin ka keenaan.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO