DAAWO:- Wariye Cagmadhige oo si xun u bahdilay fashiliyayna madaxda maamul goboleedyada dalka.

0

Wariyaha weyn ee Cabdi Xaaji Cagmadhige oo katirsan wariyeyaasha Universal TV ayaa barnaamij aan caadi aheyn ku fashiliyay qorshaha madaxda maamulada isagoo dhanka kale si gaar ah uga hadlay khilaafka Galmudug ka taagan

Cagmadhige ayaa sheegay in shirar xoogan kasocdaan magaalooyinka muqdisho iyo Nairobi ay wadaan dowlado iyo shaqsiyaad soomaali ah kuwaasi oo lagu damacsanyahay laba arin oo halis badan inkastoo madaxda dowlada qudhooda wadaan qorshe arintaasi looga hortagaayo

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO