DHAGEYSO : Xildhibaan Dalxa ”Dowladdii Xasan Sheekh Ayaa Awood Dheeraad Ah Siisay Madaxda Maamul Gobaleedyada”

0

Xilhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa ka hadlay xiisaa siyaasaeed ee dalka ka jirta iyo shirkii ku soo dhamaaday Kismaayo.

Xildhibaanka ayaa sheegay in xiisada Siyaasaeed ee jirta ay sababtay in Madaxda Maamul goboleedyada ay la wareegaan Awoodii Dstuuriga aheyd ee dalka.

“Dowladdii hore ayaa Maamul Goboleedyada siisay awood ka badan tii ay lahaayeen, 7 bilood ayey howshii Baarlamaanka u afduubneed oo ay ku badasheen Madal Wadatashi taas ayaana sababtay in ay Maanta is moodaan in ay awood leeyihiin ayuu yiri Xilhibaan Dalxa”

Hoos Ka Dhageyso Codka Xilhibaanka