DHAGEYSO:- Wasiirka Amniga oo ka warbixiyay amaanka caasimada dalka.

0

Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa sheegay in haatan amniga dalka uu yahay mid intii hore ka wanasgan isla markaana dadaal badan lagu bixiyay.

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Waxa uu sheegay in ciidamada amniga ay waqti badan geliyeen sidii ay u xaqiijin lahaayeen Guud ahaan amniga dalka.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO